New Zealand flag Embassy of New Zealand in Stockholm

NotesThis embassy is closed.

» Can I visit New Zealand without a visa?

Comments on this Embassy

Adnan Albayatti
Wed, 9 Aug 2017 09:30 EDT
immigration to NEWZEELAND
Hi GOOD MORNING i received mail from MR JIM GOODMAN FROM IMMIGRATION BOARD IN GB AND ASK ME TO PAY 390 GPP PLEASE AS YOU KNOW IM REFUGE here in Sweden so my question is how much will coast me your immigration program i hope to know total amount of payment for your immigration program till i leave Sweden to Newzeeland

Best Regards

Dr: Adnan Albayatti
Mobil nr: 0729079255
Adnan M Rashid Albayatti
Sun, 6 Aug 2017 11:32 EDT
visa or immigration to new zeeland
Hi
Good Morning

Im physcian (speciazed surgeon) from Iraq living in Sweden for many years ago, im searching for immigration or visa to New Zeeland, i have iraqi pass
but i haven,t permenant stay in Sweden.

Best Regards

Dr: Adnan Albayatti
Mobil nr: 0729079255
E:mail: bayan_mayan@yahoo.com
Berihu Gebre
Wed, 14 Jun 2017 19:20 EDT
Viza
I have swedan treaval decoment 5 years I how to visit new zealand
Ali Abdillah Hamud
Mon, 16 Jan 2017 22:32 EST
Hello NEW ZEALAND-my name is Ali Abdillah Hamud, i'm looking for 1 year ago i didn't but i'm trying to find 1 day ur address but now i get i send many sms in fb but u ignoring and i'm talking some people they are working NEW ZEALAND i'm sorry i can't speak english very well but i am trying rlly plz let me write my languages after u will looking someone to translations somali,NEW ZEALAND,waa idin salaamey waxaan ahay wiil soomaaliyeed da'diisu ee tahay 17 jir waxaan jecleestay inan waxyar nolasheeda idinka sheekeeyo mudo badan ayaan isku dayey inan idin soo raadiyo waxaa kaloo jirtey in aan dadka idinka wareysan jire waana idin baadi goobi jirey balse wax natiija ah ma igaga soo bixin xataa waxaa jirtey inan qolo badan aan msg u qore sidaan idinka idinla xiriiri lahaa balse rajadeyda waxee aheyd inan mar un idinla soo hadli doono dhanka facebook waxaan ku so qori jire mar alaa markaad qoraal aad so qortaan hore ayaan idinka soo qori jire msg balse idinkane waxaa aheydeen dad busy ku ah marwalba shacabka sidaa u qancin lahadeen anigoo wax badan og ayaa nafteeda ku qancin jire intaad tihiin dad dadka u raxmado misane caawiyo dadka dhiban sideeda cml waxaan ku fekeri jire maalin qoraalkeyga in aad qiimeen doontiin balse maanta oo taariikhda ah 29 december sanadka 2016 ayaa ii suurta gashey inan dareenkeyga mise nolasheeda idinka sheekeeyo xalay dhan waxaan ka fikiraaye sida u fudud aan msg kaan idinku gudbi karo ugu dambeyntii waxaan qorsheeyey inan msg kaan idin soo diro haddane waxaa ka hadlayaa nolasheeda iyo asbaabihii kalifey inan idin soo raadiyo, waxaan wada aheyn qoos iska faraxsan aabahoodne u shaqeyn jire kirada gurigane ka bixin jire waxbarashadooda ka fikiri jire mudo anagoo sidaas iskaga nooleen ayaa waxaa dhacdey qolo in aabo u hanjabtey welibane u cag jugleeyen in ee dilayaan hadduu shaqada uu haayo iska dhaafi waayo waxaan idinka sheekeynayaa waa waa nolasheeda runta ah aniga iyo familygeega aabo shaqadiisa waxee aheyd macalin wuxuu dadka bari jire luqado kala duban Somali,English,Arabic,Italia,Sawahaliga,raggii u hanjabeen aabo waxee ahaayen qolo layirahdo misane la magac baxdey ALSHABAAB, halka qof wax nagu tari jire wuxuu ahaa Aabbo sanadkii markuu ahaa 2012 ayaa aabo lagu diley magaalada muqdisho sababta lagu diley ayaa aheyd in luqadaha uu dadka bari jirey marka laga reebo luqada soomaaliga markaas cid garab nasiisey malaheen waxaan wada aheyn ilmo yaryar reerka anigaa ugu weynaa waxaa ila dhashadeen 4 gabdhood iyo 4 wiil marka aniga la igu daro waxaan wada naheen 9 hooyo haddii aan ku darno ayadane waxee nagu aheyd 10 ruux dhimashadii aabo kadib cid ina caawise malaheen iskuulkii cid lacagta naga bixin jirtey malaheen marka intaas laga so tago kiradii guriga ma awoodi kirin waxaan cuno iskaba daa waxaa jirtey lacag oo hooyo meel u dhigi jirtey aabo iyo 1 katiinad oo dahab iyo faraanti iyo 2 dhagood ayaa hooyo iska soo iibisey isla sanadkii 2012 hooyo waxee go'aansatey in ee nala soo tahriibto dalka Yemen, waxaan ka soo baxne magaalada muqdisho waxaana soo aadne magaalada boosaaso mudo 1 bil ah waxaan ku sugneen boosaaso markaas kadib waxaan nala soo saare doon dad tiro badan ayaa wada naheen wax ka badan 200 qof doontii sidaan u saarneen ayaa waxaa nagu qalimatey baddii jihadii aan ku socone mooye jiha kale ayey doontii iskaga qabsatey dadkii wadeen magaranayaan doonta sababtoo ah ayagaba waxee ahayen dad hore u tahriibayeen mudo 3 maalmood ayaan baddii ku jirne waxaan soo gaarne dalka Yemen meesha ayaa askartii yementa nagu qabateen way nasoo wadeen waxee na keeneen xero qaxooti mudo waxaan ku jirne mudo 2 bil ah meesha aad ayey u kululeed gaajone way jirtey cuno fiican dadka mala siin jirin qaarba meesha ku dhintey anagane waxaa naga dhintey 1 wiil wuxuu u dhintey shuban iyo matag kadib hooyo ayaa meesha ka shaqo bilaawdey shaqada ee heshey waxee aheyd booyaasnimo / shaqaale guri kadib waxaan helne cid u soo socotey caasimada hore ayaan isku soo raacne cidii ayaa isla socone waxaa noola diyaariyey 1 qol kadib qolkii ayaa iska degne kadib hooyo shaqo ayey raadsatey mudo kadib way heshay shaqadii anigane waxaan ku fikirey inan caawiyo hooyo sidaan u shaqessto waxaan tagi jire isgoosyada meelaha gawaarida lagu dhaqo meesha ayaa aniagne ku dhaqi jire gawaarida marmar waxaan la kulmi jire dirjil meeshane waa leyga burin jire dad kale ayaa meesha gawaarida ku dhaqi jireen qofkii cusub la arko waala dili jire siduu u cabsado kadibne iska daayo imaatika oo imanaayo marwalba waxaan anigane go'aansan jire inan tago anigane way i dili jireen sababto ah maku fiirsan kari walaalaheyga oo baahan iyo hooyo cid alaab u dhaqeyso iyo dharkooda waxaan ka door bidey diljirkaas marka ee igu xumeed waxee aheyd markii 2 ilik leyga jabiyey marka kale isgoos kale ayaa u badeshadey inaan gawaarida ku dhaqo maalintii waxaan soo heli jire lacag dhan 5 doolar waxaan ka caawi jire hooyo adeega oo joogtada ah guriga looga baahnaa hooyane waxee bixin jirtey kirada guriga iyo shumaca aan isticmaaleeno habeen walba sababtoo ah ma awoodi karno koroontada iyo biyaha biyahane waxaa masjidka ka soo qaadi jire gabdhaha iyo wiilasha sidaas ayaan iskaga nooleen dalka Yemen marwalbane waan la kulmi jirne diljir loo geysanaayo walaalaheyga yaryar waana iskaga dulqaadi jirne carabta way na dili jireen way na foodeen jireen waxaan iskaga nooleen ciil iyo murugo waxaan marwalba ku ilmeen jire hooyadeeda gacanteeda markaan arko sida ee u fiiqfiiqmeen anigane diljirkeyga iyo qoraxda aan taagnaa waxaa igaga darnaa mida hooyo iyo ilmaha yaryar marwalba masjidak ka soo aroori jireen biyaha mudo kadib waxaan helne abti oo ku sugnaa dalka sacuudiga abti ayaa nala soo xiriiri jire waxaa dhacay dagaalkii u dhaxeeyey qoladii mucaaradka wadankii ayey qabsadeen dadkane way qafaali jireen waxee ku amri jireen dagaalka in qasab ee ku geliyaan wexee ahayen dad naceb suniyiinta qaarne way dili jireen qaarne waxee ku xiri jireen miino iyo bombo wax lamid ah maalin ayaa waxaa dhacdey in aniga iyo dhalinyaro kale isku jirno somali iyo Oromo in ee naga qafaashteen isgoosyada anaga ku dhaqno gawaarida mudo 10 maalmood waan wada xirneen habeenkii bes ayey nasiin jireen cunto inta kale wax joogo malahan meesha dagaalka ayey jireen dadka dhan marka waxaa dhacdey maalin in ee nasoo wada kaxeeyeen ee nagu qasbeen dagaalka inan galno qoryo ayey qasab gacanta noogu saari jireen waliba qofkii diido qori baadkiisa ayey ku garaaci jireen anagoo 3 ah waxaan helne fursad aan ku soo baxsano markaan ka soo cararey halka uu ka socdey dagaalka ayaa guriga imid hooyo iga walwalsan meel ee iga xiriirto eesan laheen maskiinta marka guriga imid walaalaheyga iyo hooyo dhexda ka gale waan ooyey way igu dul ooyeen kadib ayaa arrintii u sheege hooyo waxee wacdey abti arrinkii ayey u sharaxdey waxee ku tiri hadaad walaalkeyga tahay wiilkaan ii wad abti wuxuu ahaa qof wanaagsan hooyane wuu jeclaa kadib mudo aniga wax shaqo ah ma aadin guriga ayaan iska fadhiyey sababtoo ah hadaan dibada u baxo dadka mucaaradka ayaga wadanka heesto qofkii ajnabi ah way soo qafaalanayan xataa maramr waxaa dhici jirtey guryaha ayey u soo geli jireen dadka wayna kala bixi jireen abti ayaa wuxuu ii soo dire lacag yar wuxuu igu yiri numberkeyga qaado meeshaad tagto ila soo xiriir waxaa jirtey xiligaas dadka dhan way wada laabanayeen qaar wadankii ku laabteen iyo qaar kaloow meelaha kale u tahriibey sida sacuudiga iyo suudaan iyo cumaan iyo masar aniga waxaan is soo raacne dhalinyaro iyo family u socdeen dalka Suudaan mana jecleen inan ka soo tago hooyo iyo walaalaheyga balse hooyo ayaa igu tiri waa ku baryaa indho xumo ha i tusinin orod oo bax lacagtaan abtigaa ku siiyey ku baxso kadib waan iskaga soo tage waxaan soo raacne anagoo badan doon waxaan badda ku jirne mudo 5 maalin isma laheen waad noolaaneysaa badda ayaa si xun noogu kacdey inta u dhaxeyso Yemen iyo suudaan waxaa is lahaa hadaad badaan ka badbaadid nasiib ayaad leedahay alxamdulilaah waana ka badbaadne inyar kooban way ku dhinteen weliba wiil saaxiibkeyga ah ayaa ku dhintey aad ayaan uga xumaadey waxaan nabad imaadey dalka suudaan waxaan jooge asne mudo yar hooyo ayaan wacay tellkeeda maanan helin wuu dansanaa waxaan u sii ambabaxay dalka masar 2 maalmood waan lugeyneen kadib ayaa waxaan so xasuustey aabo kalmad uu dhihii jire OLD IS GOLD aabo wuxuu jeclaa in uu ka noqdo mid kamid jaamacadoyinka dalalka Australia iyo New Zealand macalin wuxuu had iyo jeer ina dhihii jire kuligiina waa idin wadaa Australia mise New Zealand ayaan wada tageena xagaas ayaa ku nolaaneena intaas waan xasuusanaaye waxaana ku haaye niyada ugu dambeyntii waxaan nabad ku imaadey cairo mudo ayaan cairo jooge waxaan la xiriirey abti xaaladeeda waan u sheege lacagtiina way iga go'dey kadib abti lacag kale ayuu ii soo dire waxaan nala geeyey magaalo kale aan cairo aheyn halkaas ayaa haddane ka soo raacne doon weyn muuqaalkeeda guri cml u eg waxaan soo aadne dalka turkiga waxaan raadsadey sim card hooyo ayaan wacay numberkeeda weli ma uusan shaqeyneen abti ayaa wacay waana u sheege inan imid dalka turkiga aniga aqoon sidaas uma malaheen kanada waxaan u heestay wadamadan aniga marayaayo in ee kamid tahay ma ogeen waxaan is leeyahay marwalba goormee tagee Australia MISE NEW ZEALAND goormee gaareysaa Australia IYO NEW Z waan iska socdey anigoon waxba ogeen ku doortey inaan soo aado marne waxaan ka fikire jire riyada aabo inan u rumeeyo marne waxaan ahaay qof baqdin ku socdo turkiga waxaan jooge mudo abti lacag kale ayuu ii soo dire waxaan soo raacey doontii afaraad waxaana ku sii jeeda dalka gariiga waxaan doonta ku saarneen carab iyo somali iyo pakistan iyo afghanistan waxaan imaadne dalka gariiga safarkeyga waxaan lasocod siin jire abti asigaan i caawin jire marwalba waana u sheege gariiga inan joogo wuxuu igu dhahay abti mudo yar meeshaada joog kadib lacag baan ku raadinayaa haye ayaan ku dhahay mudadii markee dhamaatey wuu ila soo hadle lacag kale ayuu ii soo dhiibey waxaan ka soo baxne dalka gariiga waxaan soo wada aadne wadamadaan lakala yirahdo macedonia,serbia,hungry,intaas wadan waxaan ku socone lug iyo gaari goos goos ah Abti isma maqal ilaa iyo intaas wadan aan imaadey markaan imaadey dalka Austria ayaan abti is maqalne una wada sheege safarkii intaas dhul aan soo qaatey kadib qoladaan dadka caawineyso ayaa basas naga soo saareen dalka germany denmark ayaad imid waxaan soo aadey dalkaan oo hadda ku suganahay ee sweden, aniga safarkeyga weli wuu soconayaa mana ku fakirin inan halkaan ku haraayo waayo waxaan rabaa inan riyadii aabaheyga u rumeeyo balse marka qoladaan faraha iga qaadeen ayaa niyad jabe NEW ZEALANDTII aan u heestay intee tahay yurubtaan dhexdeeda waxaa leygu sheege in ee ka fogtahay markaas waan naxay isma laheen sidaas ayey u fogtahay lkn ugu dambeyntii nafsadeeda waxan ka dhadhiciyey inan tagi doono maalin waxaan ahaa qof jacel in uu waxbarto sida aabaheyga cml noqdo walaalaheyga iyo hooyane caawiyo iyo bulsho walba oo dhibaateysan balse mar allaa markaan faraha leyga qaadey waa niyad jabey waalidkeyga mudo isma maqal isma helin waxaan ka soo tagey sanadkii markuu ahaa 2015 bishii sagaalaad ilaa iyo tomanka subaxnimo aan idinla hadlaayo war kama haayo in ee dhinteen iyo in ee noolyihiin abti waan wada xiriiri jirne asigane sidoo kale meel uu kala xiriiro wuu waayey mudo kadib abti ayaan ka wareysan jire asne war kama uusan heenin aniga waxaan ka codsanayaa dowlada Australiya iyo madaxdeeda iyo shacabkeeda in ee garab isiiyan halkaan waxaan jooga mudo sanad ah wax rajo ah kama lihii wax sharci mise magangelyo iima ogolaanin ilaa iyo hadda shib ayey iga yihiin walaalaheyga reer NEW ZEALAND waxaan ka codsanayaa sidaad u wada dhantihiin inaan xagiina ku nolaado iga caawiya sidaan wax u barto mustaqbal wanaagsan u sameesto waalidkeyga iyo walaalaheyga wax uga taro iyo mustaqbalka dalka NEW ZEALAND inan wax badan u qabto luqada english waan jeclahay inan ku hadlo walibane wax ku barto sida aabaheyga oo kale msg aan diin qoraayo waxaan isku dayaay mudo sanad iyo bilooyiin sidaan idin soo gaarsiin lahaa meelwalbane waa idinka xariiriyey balse wax jawaab ah kama helin balse isku dayaa intaad i caawisaan xagiina aan ku nolaado sidaan wax u barto mutacalim u noqdo qoraalkaan aan qoraayo xalayto ayaan bilaawey haddane waa tomanka subaxnimo ma seexan waan awoodi waayey inan seexdo mudo sanad ah waaga ayaa igu baryo waxaan ka fakiraa hooyo iyo walaalo aniga waxaan ahay qof xanuusan dhanka wadnaha laga heeyo waxaan si buuxda ugu codsanayaa LABADIINA DOWLADOOD Australia & NEW ZEALAND inaad magangelyo aad isii saan maadaama nolasheeda nuskeeda ee aheyd socod iyo murugo badan dadka nolasha ee so mareen aniga aad ayaan ugu dubanaa plz help me NEW ZEALAND COVERNMENT please come to my help as fast as possible , my direct number is 0046734987369 and my e-mail is karan-johar@hotmail.com
shindano molisho
Tue, 16 Feb 2016 06:39 EST
Reqwesting asylum in new zealand
my name is shindano molisho , i come from democratic republic of congo in afrika , i currently live in sweden as asylum seeker , after 11 years my asylum has been denied by the immigration board here in sweden , i left congo because i ve been very much critic against my government who was not doing anything in front of mass killings of kongolese by different groups of rebells, i left my country for my safety government security services was after me , with some help of a family friend i made it to sweden , during my time in sweden i continued being active on social network critisising the president kabila who is killing anyone who would say anything against him and his government , right now i am writing to you this message from the detention center here in sweden in FLEN , i m in waiting to be deported back to congo where my life is in big danger. so the swedish authority has said to me if i can find a country outside europe who would accept to Granted me asylum then they would be o.k about it and to make some contact with you , so that i could be moved to your country instead of congo .
so please for the humanitarian reason and for my safety please come to my help as fast as possible , my direct number is 0046-767469994 and my e-mail is shindanomolisho@yahoo.se i hope to hear from you soon God bless !
John
Sun, 19 Jul 2015 16:43 EDT
Visa
I have swedan treaval decoment 5 years I how to visit new zealand

Post a comment on this page

We invite you to share your experiences with the New Zealand Embassy — obtaining visas and other services, locating the building, and so on. Your comments may be seen by the public, so please do not include private information.

Your name
Headline
Your message
Max 2000 characters
 

This web site is not operated by the Embassy and your comments and questions will not necessarily be seen by its staff. Please note that this is not a forum for broad debate about the foreign policy of New Zealand, and such topics will be deleted.